{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"AhmedG612"
		]
	},
	"apihelp-abusefiltercheckmatch-summary": "Hubi in Shaandhada Xadgudubku la jaanqaadayso doorsoomayaal la bixiyay, tafatir, ama dhacdo AbuseFilter ah oo diiwaan gashan.",
	"apihelp-abusefiltercheckmatch-extended-description": "vars, rcid ama logid waa loo baahan yahay, laakiin mid kaliya ayaa la isticmaali karaa.",
	"apihelp-abusefiltercheckmatch-param-filter": "Qoraalka buuxa ee shaandhada si loo hubiyo in uu is waafaqayo.",
	"apihelp-abusefiltercheckmatch-param-vars": "JSON ahaan loo codeeyay liiska doorsoomayaasha lagu tijaabinayo.",
	"apihelp-abusefiltercheckmatch-param-rcid": "Aqoonsiga isbeddelka dhowaan dhacay ee la hubinayo.",
	"apihelp-abusefiltercheckmatch-param-logid": "Aqoonsiga diiwaanka Shaandhada Xadgudubka ee la hubinayo.",
	"apihelp-abusefiltercheckmatch-example-1": "Tijaabi in aqoonsiga isbeddelka dhowaan ee 15 uu la jaanqaadayo shaandho fudud",
	"apihelp-abusefilterchecksyntax-summary": "Hubi saxnaanta qaab dhismeedka shaandhada Shaandhada Xadgudubka.",
	"apihelp-abusefilterchecksyntax-param-filter": "Qoraalka buuxa ee shaandhada si loo hubiyo saxnaanta qaab dhismeedkiisa.",
	"apihelp-abusefilterchecksyntax-example-1": "Hubi saxnaanta qaab dhismeedka shaandho sax ah",
	"apihelp-abusefilterchecksyntax-example-2": "Hubi saxnaanta qaab dhismeedka shaandho aan sax ahayn",
	"apihelp-abusefilterevalexpression-summary": "Qiimee tibaax Shaandhada Xadgudubka.",
	"apihelp-abusefilterevalexpression-param-expression": "Tibaaxda la doonayo in la qiimeeyo.",
	"apihelp-abusefilterevalexpression-param-prettyprint": "In natiijada si quruxsan loo soo bandhigo.",
	"apihelp-abusefilterevalexpression-example-1": "Qiimee tibaax fudud",
	"apihelp-abusefilterevalexpression-example-2": "Qiimee tibaax fudud, adigoo qaabeynaya natiijada",
	"apihelp-abusefilterunblockautopromote-summary": "Ka qaad xannibaadda isticmaalaha ee ka hor istaageysa kor u qaadista otomaatiga ah ee ka dhalatay shaandhada xadgudubka.",
	"apihelp-abusefilterunblockautopromote-param-user": "Magaca isticmaalaha aad rabto inaad ka qaaddo xannibaadda.",
	"apihelp-abusefilterunblockautopromote-example-1": "Ka saar xannibaadda kor u qaadista otomaatiga ah ee [[User:Example]].",
	"apihelp-query+abusefilters-summary": "Muuji faahfaahinta shaandhooyinka xadgudubka.",
	"apihelp-query+abusefilters-param-startid": "Aqoonsiga shaandhada laga bilaabayo tirinta.",
	"apihelp-query+abusefilters-param-endid": "Aqoonsiga shaandhada lagu joojinayo tirinta.",
	"apihelp-query+abusefilters-param-show": "Muuji kaliya shaandhooyinka buuxiya shuruudahan.",
	"apihelp-query+abusefilters-param-limit": "Tirada ugu badan ee shaandhooyinka la soo bandhigi karo.",
	"apihelp-query+abusefilters-param-prop": "Astaamaha la doonayo in la helo.",
	"apihelp-query+abusefilters-example-1": "Liiska shaandhooyinka dadweynaha ee shaqaynaya.",
	"apihelp-query+abusefilters-example-2": "Muuji qaar ka mid ah faahfaahinta shaandhooyinka",
	"apihelp-query+abuselog-summary": "Muuji dhacdooyinka uu qabtay mid ka mid ah shaandhooyinka xadgudubka.",
	"apihelp-query+abuselog-param-logid": "Muuji gelis leh aqoonsiga diiwaanka ee la bixiyay.",
	"apihelp-query+abuselog-param-start": "Waqtiga laga bilaabayo tirinta.",
	"apihelp-query+abuselog-param-end": "Waqtiga lagu joojinayo tirinta.",
	"apihelp-query+abuselog-param-user": "Muuji kaliya gelisyada uu sameeyay isticmaale ama IP gaar ah.",
	"apihelp-query+abuselog-param-title": "Muuji kaliya gelisyada ka dhacay bog gaar ah.",
	"apihelp-query+abuselog-param-filter": "Muuji kaliya gelisyada uu qabtay aqoonsiyada shaandhooyinka la bixiyay. Kala saar adigoo isticmaalaya oo ku bilow \"$1\" shaandhooyinka caalamiga ah.",
	"apihelp-query+abuselog-param-filter-central": "Muuji kaliya gelisyada uu qabtay aqoonsiyada shaandhooyinka la bixiyay.",
	"apihelp-query+abuselog-param-limit": "Tirada ugu badan ee gelis la soo bandhigi karo.",
	"apihelp-query+abuselog-param-prop": "Astaamaha la doonayo in la helo.",
	"apihelp-query+abuselog-param-wiki": "Wiki-ga laga muujinayo hits-ka.",
	"apihelp-query+abuselog-example-1": "Muuji gelisyada diiwaanka ee dhowaan",
	"apihelp-query+abuselog-example-2": "Muuji gelisyada diiwaanka ee dhowaan ee [[API]]",
	"apihelp-abuselogprivatedetails-summary": "Eeg faahfaahinta gaarka ah ee gelitaanka AbuseLog.",
	"apihelp-abuselogprivatedetails-param-logid": "Aqoonsiga gelitaanka AbuseLog ee la hubinayo.",
	"apihelp-abuselogprivatedetails-param-reason": "Sabab ansax ah oo lagu sameynayo hubinta.",
	"apihelp-abuselogprivatedetails-example-1": "Hel faahfaahinta gaarka ah ee gelitaanka AbuseLog ee leh ID 1, adigoo adeegsanaya sababta \"example\".",
	"apierror-abusefilter-canttest": "Ma haysatid oggolaansho aad ku tijaabiso shaandhooyinka xadgudubka.",
	"apierror-abusefilter-cantcheck": "Ma haysatid oggolaansho aad ku hubiso saxnaanta qaab-dhismeedka shaandhooyinka xadgudubka.",
	"apierror-abusefilter-canteval": "Ma haysatid oggolaansho aad ku qiimeyso tibaaxaha Shaandhada Xadgudubka.",
	"apierror-abusefilter-nosuchlogid": "Ma jiro gelis AbuseLog ah oo leh aqoonsiga $1.",
	"apierror-abusefilter-badsyntax": "Shaandhadu waxay leedahay qaab-dhismeed aan sax ahayn."
}
