{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"AhmedG612"
		]
	},
	"apierror-discussiontools-commentid-notfound": "Faallada leh aqoonsiga '$1' lama helin.",
	"apierror-discussiontools-commentname-ambiguous": "Faallooyin badan oo leh magaca '$1' ayaa la helay, <var>commentid</var> waa loo baahan yahay.",
	"apierror-discussiontools-commentname-notfound": "Faallada leh magaca '$1' lama helin.",
	"apierror-discussiontools-findcomment-pagenevertalk": "Boggan waligiis kuma jirin wax dood ah.",
	"apierror-discussiontools-formtoken-used": "Faallada hore ayaa loo dhajiyay. Dib u cusboonaysii bogga si aad u aragto.",
	"apierror-discussiontools-subscription-failed-add": "Lama is-diiwaangelin karin mawduucan.",
	"apierror-discussiontools-subscription-failed-remove": "Lama ka bixi karin is-diiwaangelinta mawduucan.",
	"apihelp-discussiontoolscompare-summary": "Hel macluumaad ku saabsan isbeddellada faallooyinka ee u dhexeeya laba nuqul oo bog ah.",
	"apihelp-discussiontoolsedit-param-commentid": "Aqoonsiga faallada lagu jawaabayo. Waxa kaliya la isticmaalaa marka <var>paction</var> uu yahay <var>addcomment</var>. Wuxuu ka hormaraa <var>commentname</var>.",
	"apihelp-discussiontoolsedit-param-commentname": "Magaca faallada lagu jawaabayo. Waxa kaliya la isticmaalaa marka <var>paction</var> uu yahay <var>addcomment</var>.",
	"apihelp-discussiontoolsedit-param-autosubscribe": "Si toos ah ma u is-diiwaangeliyaa isticmaalaha mawduuca bogga wadahadalka?",
	"apihelp-discussiontoolsedit-param-formtoken": "Aqoonsi gaar ah oo ikhtiyaari ah oo laga soo saaro dhinaca macmiilka si looga hortago in laba jeer la soo dhajiyo.",
	"apihelp-discussiontoolsedit-param-html": "Nuxurka la doonayo in la dhajiyo, oo ah HTML. Lama adeegsan karo isla mar ahaantaana <var>wikitext</var>.",
	"apihelp-discussiontoolsedit-param-sectiontitle": "{{int:apihelp-edit-param-sectiontitle}} Waxa kaliya la isticmaalaa marka <var>paction</var> uu yahay <var>ku dar mowduuc</var>.",
	"apihelp-discussiontoolsedit-param-allownosectiontitle": "Oggolow in la soo dhajiyo qayb cusub oo aan cinwaan lahayn.",
	"apihelp-discussiontoolsedit-param-wikitext": "Nuxurka la doonayo in la dhajiyo, oo ah wikitext. Lama adeegsan karo isla mar ahaantaana <var>html</var>.",
	"apihelp-discussiontoolsedit-paramvalue-paction-addcomment": "Ku dar faallo cusub oo jawaab u ah faallo hore.",
	"apihelp-discussiontoolsedit-paramvalue-paction-addtopic": "Ku dar qayb cusub oo dood ah iyo faallada ugu horreysa ee ku jirta.",
	"apihelp-discussiontoolsedit-summary": "Ku dhaji fariin bogga wadahadalka.",
	"apihelp-discussiontoolsfindcomment-summary": "Raadi faallo adigoo adeegsanaya aqoonsigeeda ama magaceeda.",
	"apihelp-discussiontoolsfindcomment-param-idorname": "Aqoonsiga faallada ama magaca faallada",
	"apihelp-discussiontoolsfindcomment-param-heading": "Qaybta hash-ka ee cinwaanka",
	"apihelp-discussiontoolsfindcomment-param-page": "Bogga uu mar ka jiray hash-ka cinwaanka",
	"apihelp-discussiontoolsgetsubscriptions-param-commentname": "Magacyada mawduucyada la hubinayo",
	"apihelp-discussiontoolsgetsubscriptions-summary": "Hel xaaladaha is-diiwaangelinta ee mawduucyada la bixiyay.",
	"apihelp-discussiontoolspageinfo-param-oldid": "Lambarka nuqulka la adeegsanayo (caadi ahaan waa nuqulka ugu dambeeya).",
	"apihelp-discussiontoolspageinfo-param-prop": "Astaamaha la doonayo in la helo:",
	"apihelp-discussiontoolspageinfo-param-excludesignatures": "Ka saar saxiixyada isticmaalaha faallooyinka (marka la isticmaalayo <var>prop=threaditemshtml</var>).",
	"apihelp-discussiontoolspageinfo-paramvalue-prop-threaditemshtml": "Matalaadda mawduucyada faallooyinka ee laga soo falanqeeyay bogga",
	"apihelp-discussiontoolspageinfo-paramvalue-prop-transcludedfrom": "Bogagga kale ee faallooyinkooda laga soo gudbiyay",
	"apihelp-discussiontoolspageinfo-summary": "Waxay soo celisaa xogta meta ah ee loo baahan yahay si loo bilaabo Qalabka doodda.",
	"apihelp-discussiontoolspreview-param-type": "Nooca fariinta la doonayo in la eego horudhaceeda",
	"apihelp-discussiontoolspreview-param-wikitext": "Nuxurka la doonayo in la eego horudhaceeda, oo ah wikitext.",
	"apihelp-discussiontoolspreview-summary": "Eeg horudhac fariin ku saabsan bogga wadahadalka.",
	"apihelp-discussiontoolssubscribe-param-commentname": "Magaca mawduuca la doonayo in la is-diiwaangeliyo (ama laga baxo is-diiwaangelinta)",
	"apihelp-discussiontoolssubscribe-param-page": "Bogga uu mawduucu ka muuqdo",
	"apihelp-discussiontoolssubscribe-param-subscribe": "Run si aad isu-diiwaangeliso, been si aad uga baxdo is-diiwaangelinta",
	"apihelp-discussiontoolssubscribe-summary": "Is-diiwaangeli (ama ka bax is-diiwaangelinta) si aad u hesho ogeysiisyo ku saabsan mawduuc.",
	"apihelp-discussiontoolsthank-param-commentid": "Aqoonsiga faallada lagu mahadcelinayo",
	"apihelp-discussiontoolsthank-summary": "Dir ogeysiis mahadcelin dadweyne oo loogu talagalay faallo."
}
