{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"AhmedG612"
		]
	},
	"disableoathforuser": "Dami xaqiijinta laba-tallaabo ee isticmaalaha",
	"verifyoathforuser": "Hubi xaaladda xaqiijinta laba tallaabo",
	"oathauth-account": "Magaca xisaabta:",
	"oathauth-secret": "Furaha sirta ah ee xaqiijinta laba-tallaabo:",
	"oathauth-enable": "Dhaqangelin xaqiijinta laba tallaabo",
	"oathauth-recoverycodes-important": "Tallaabadani waa muhiim! Ha ka boodin tallaabadan!",
	"oathauth-recoverycodes-neveragain": "Koodhadhkan mar dambe lama muujin doono!",
	"oathauth-recoverytokens-createdat": "Koodhadhka soo kabashada waa la sameeyay: $1",
	"oathauth-recoverycodes-download": "Soo deji",
	"oathauth-recoverycodes-copy": "Nuqul",
	"oathauth-recoverycodes-copy-success": "Koodhadhka soo kabashada waxaa lagu koobiyeeyay sabuuraddaada!",
	"oathauth-disable": "Dami xaqiijinta laba tallaabo",
	"oathauth-validatedoath": "Xogta xaqiijinta laba-tallaabo waa la xaqiijiyay. Xaqiijinta laba-tallaabo hadda waa la dhaqan gelin doonaa.",
	"oathauth-noscratchforvalidation": "Ma isticmaali kartid koodh soo kabasho si aad u xaqiijiso xaqiijinta laba-tallaabo. Koodhadhka soo kabashada waxaa loo isticmaalaa kaliya kayd iyo xaalado gaar ah. Fadlan isticmaal koodh ka yimid barnaamijkaaga xaqiijinta laba-tallaabo (sida [https://www.authy.com/ Authy], [https://freeotp.github.io/ FreeOTP], [https://support.google.com/accounts/answer/1066447 Google Authenticator], [https://www.microsoft.com/en-us/security/mobile-authenticator-app Microsoft Authenticator] ama [https://1password.com/ 1Password]).",
	"oathauth-disabledoath": "Xaqiijinta laba-tallaabo waa la damiyay.",
	"oathauth-prefs-label": "Xaqiijinta laba-tallaabo:",
	"oathauth-step2alt": "Haddii aadan awoodin inaad sawirto QR code-ka, gacanta ku geli furaha sirta ah iyo magaca xisaabta:",
	"oathauth-entertoken": "Geli koodh ka yimid qalabkaaga xaqiijinta si loo xaqiijiyo:",
	"oathauth-disable-for-user": "Dami xaqiijinta laba-tallaabo ee isticmaale",
	"oathauth-verify-for-user": "Hubi in isticmaale uu leeyahay xaqiijinta laba-tallaabo oo shaqaynaysa",
	"right-oathauth-disable-for-user": "Dami xaqiijinta laba-tallaabo ee isticmaale",
	"action-oathauth-disable-for-user": "Dami xaqiijinta laba-tallaabo ee isticmaale",
	"right-oathauth-verify-user": "Hubi in isticmaale uu leeyahay xaqiijinta laba-tallaabo oo shaqaynaysa",
	"action-oathauth-verify-user": "Hubi in isticmaale uu leeyahay xaqiijinta laba-tallaabo oo shaqaynaysa",
	"right-oathauth-view-log": "Hel diiwaanka isbeddellada xaqiijinta laba-tallaabo",
	"action-oathauth-view-log": "Hel diiwaanka isbeddellada xaqiijinta laba-tallaabo",
	"oathauth-disable-intro": "Awood weyn, waxaa la socota masuuliyad weyn",
	"oathauth-enteruser": "Magaca isticmaalaha:",
	"oathauth-enterdisablereason": "Sababta loo daminayo:",
	"oathauth-enterverifyreason": "Sababta hubinta:",
	"right-oathauth-enable": "Shid xaqiijinta laba-tallaabo",
	"action-oathauth-enable": "Shid xaqiijinta laba-tallaabo",
	"oathauth-auth-token-help": "Eray sir ah oo hal mar la isticmaalo oo loo adeegsado sidii qodobka labaad ee xaqiijinta laba-tallaabo.",
	"oathauth-describe-provider": "Xaqiijinta laba-tallaabo (OATH).",
	"grant-group-authentication": "Samee falalka xaqiijinta naftaada iyo kuwa kale",
	"grant-oath": "Hel xogta xaqiijinta laba-tallaabo (OATH) ee naftaada iyo kuwa kale",
	"oathauth-user-not-found": "Lama helin xisaab isticmaale oo leh magacaas",
	"oath-log-name": "Diiwaanka xaqiijinta laba-tallaabo",
	"oath-log-header": "Dhacdooyinkan waxay la socdaan isbeddellada xaaladda xaqiijinta laba-tallaabo ee isticmaalayaasha.",
	"logentry-oath-disable-other": "$1 {{GENDER:$2|waa uu damiyay}} xaqiijinta laba-tallaabo ee $3",
	"logentry-oath-verify": "$1 {{GENDER:$2|wuu hubiyay}} in $3 uu leeyahay xaqiijinta laba-tallaabo oo shaqaynaysa",
	"log-action-filter-oath": "Nooca hawlgalka xaqiijinta laba-tallaabo:",
	"log-action-filter-oath-verify": "Hubinaya in xaqiijinta laba-tallaabo ay shaqaynayso",
	"log-action-filter-oath-disable-other": "Daminaya xaqiijinta laba-tallaabo ee isticmaale kale",
	"oathauth-ui-no-module": "Midna ma shaqaynayo",
	"oathauth-ui-manage": "Maareynta",
	"oathmanage": "Maamul xaqiijinta laba-tallaabo",
	"oathauth-enable-generic": "Daar",
	"oathauth-disable-generic": "Dami",
	"oathauth-invalid-data-format": "Bixiyaha xogta ma ansaxayo si loo abuuro furaha habka xaqiijinta ee la doortay",
	"oathauth-disable-page-title": "Dami $1",
	"oathauth-enable-page-title": "Daar $1",
	"oathauth-totp-description": "Habka Time-based One-Time Password (TOTP) waa kordhin ka mid ah habka HMAC-based One-Time Password (HOTP), kaas oo soo saara eray-sir hal mar la isticmaalo adigoo ka dhigaya mid gaar ah waqtiga hadda.",
	"oathauth-invalidrequest": "Codsi aan ansax ahayn",
	"notification-header-oathauth-remove-device": "Qalab xaqiijin laba-tallaabo ah ayaa laga saaray {{GENDER:$2|xisaabtaada}}.",
	"notification-body-oathauth-disable": "Haddii {{GENDER:$2|aad}} aadan tan samayn, {{GENDER:$2|xisaabtaada}} waxaa laga yaabaa in la jabsaday.",
	"notification-body-oathauth-disable-other": "Haddii {{GENDER:$2|aad}} aadan codsan tan, {{GENDER:$2|waa inaad}} la xiriirtaa maamule.",
	"notification-body-oathauth-disable-remaining": "Weli {{PLURAL:$3|wuu jiraa qalab dheeraad ah|waxaa jira $3 qalab oo dheeraad ah}} oo ku xiran {{GENDER:$2|xisaabtaada}}.",
	"oathauth-notifications-disable-help": "Caawin",
	"oathauth-notifications-disable-primary": "Hubi dejimaha xaqiijinta laba-tallaabo",
	"notification-body-oathauth-enable": "Haddii {{GENDER:$2|aad}} aadan tan samayn, {{GENDER:$2|xisaabtaada}} waxaa laga yaabaa in la jabsaday.",
	"oathauth-notifications-enable-help": "Caawin",
	"oathauth-notifications-enable-primary": "Hubi dejimaha xaqiijinta laba-tallaabo",
	"notification-header-oathauth-recoverycodes-count": "{{GENDER:$2|Adigu}} waa inaad dib ugu diiwaangelisaa {{GENDER:$2|xisaabtaada}} xaqiijinta laba-tallaabo.",
	"oathauth-notifications-recoverycodesleft-help": "Caawin",
	"oathauth-notifications-recoverycodesleft-primary": "Hubi dejimaha xaqiijinta laba-tallaabo",
	"oathauth-verify-enabled": "{{GENDER:$1|$1}} waxa uu leeyahay xaqiijinta laba-tallaabo oo shaqaynaysa.",
	"oathauth-verify-disabled": "{{GENDER:$1|$1}} ma haysto xaqiijinta laba-tallaabo oo shaqaynaysa.",
	"oathauth-qrcode-alt": "QR code la iska akhriyi karo oo matalaya furaha sirta ah.",
	"oathauth-error-multiple-modules": "Waqtigan xaadirka ah, lama taageero isticmaalka habab badan oo xaqiijin laba-tallaabo ah. Waxaad kaliya awood u yeelan kartaa $1 ka dib marka aad damiso $2."
}
